Sababta Uu Erling Haaland U Diiday In Uu Ku Biiro Real Madrid

Sida laga soo xigtay wargeyska Marca ayaa sheegay in uu xiddiga Erling Haaland diyaar u yahay inuu iska diido ku biirista kooxda Real Madrid sabab la xidhiidha in uuna doonayn in uu ka dambeeya Karim Benzema.

Weeraryahanka reer Norway ayaa lala xiriirinayay kooxaha ugu waaweyn qaarada yurub laakiin waxa si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Real Madrid.

Laakiin xiddiga da’yarka ay ahaa la sheegayaa in uu haatan diyaar u yahay in uu iska diido kooxda Real Madrid kuna biiro koox kale oo uu boos joogto ah uga ciyaari karo.

Xiddiga ayaa doonaya in uu ku biiro koox uu ka noqon karo xiddiga 1-aad oo uuna waliba jiri doonin xiddig isaga kaga horayn doona kooxda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*