Romelu Lukaku Oo Ku Soo Laaban Kara Premier League & Kooxda Uu Ku Biirayo Oo Ka Xanaajinaysa Man United.

Xiddiga Weerarka uga ciyaara kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa u muuqda mid aan muddo dheer ka sii maqnaan doonin Premier League.

Romelu Lukaku ayaa xagaagii 2019 isaga tagay kooxda Man United isaga oo ku biiray kooxda Inter Milan kadib markii uu ku fashilmay Red Devils

Laakiin xiddiga reer Belguim ayaa muujiyay in ayna dhibaatadu isaga ahayn waliba soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah uu ku muujiyay khaladka Man United.

Tababaraha kooxda Man City ee Pep Guardiola oo durba arkay tayada xiddiga reer Belguim ayaa maamulka kooxdiisa Amray in xiddiga dib loogu soo celiyo premier Legaue.

Guardiola ayaa xiddiga u doonaya in uu ku soo celiyo premier League si uu badal ugu noqdo xiddiga Sergio Aguero kaas oo dhaawacyo la dhibaatoonaya.

Man United ayaa durba ka wal-walsan in uu Romelu ku soo laabto Magaalada Manchester kuna biiro kooxda ay xafiiltamaan ee Man City.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Mar Walba Samee 5-tan Arin Hadii Aad Doonayso In Uu Gacaliyahaagu Indhihiisa Kaa Jeclaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*