Robert Lewandowski Oo Ballan-qaad U Sameeyay Taageerayaasha Barcelona.

Weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski,ayaa ballanqaad xiiso leh u sameeyay taageerayaasha Catalan ka hor bilowga xilli ciyaareedka cusub.

Hadalka Lewandowski ayaa yimid kadib markii uu soo dhamaaday ka qayb galkii xiddiga ee Tartanka Euro 2024 iyada oo Poland uga hadhay tartanka wareega Group-yada.

Lewandowski ayaa yidhi”Hadda waxaan haystaa waqti dheeri ah oo aan isku diyaariyo oo aan ku soo laabto qaab jir ahaan wanaagsan.”

Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay: “Waxaan diyaar u ahay xilli ciyaareedka soo socda”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga