Halyeeyga kooxda Man United Rio Ferdinand ayaa Kooxdiisii u Tilmaamay badalka Tababare Ruben Amorim.
Man United ayaa maanta Shaqada Ka Caydhisay Tababare Ruben Amorim kadib guuldarooyin iyo natiijooyin xun oo joogto ah.
Rio ayaa fikirkiisa ka dhiibtay tababaraha cusub ee kooxda Man United.
Daafacii hore ayaa u sheegay man United 3 tababare oo badala Ruben Amorim.
Ferdinand ayaa bogiisa Twitter(X) ku qoray 4 tababare oo ay tahay in ay Man United Ku badasho Ruben Amorim.
Qoraalka Ferdinand ayaa u dhignay sidan “Man United way in u magacawdo badalka Ruben Amorim tababarayaasha ” De Zerbi / Tuchel / Xavi ama Darren Fletcher hadii uu shaqo fiican qabto”
Be the first to comment