Real Madrid Oo War Xun Ka Heshay Xaalada Eden Hazard Ka Hor Kulanka Huesca.

Wargayska AS ayaa sheegaya in uu Shaki ku jiro ka qayb galista Eden Hazard ee kulanka Huesca ee horyaalka La Liga toodbaadkan.

Xiddiga reer Belguim ayaa seegay tababarka kooxda ee ka hor hor kulanka Huesca ee horyaalka La Liga kulan ka tirsan todobaadkii 22-aad.

Isla wargayska ayaa sheegay in uu Hazard dareemay xanuun sidaas darteed uu uga maqnaa tababarka kooxda Real Madrid ee ka horeeya kulanka.

Dhaawaca Hazard ayaan ahayn kulan mid halis ah sida uu sheegayo wargaysku laakiin xiddiga ayaa la filayaa in uu seego kulanka Huesca.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*