Real Madrid Oo Ku Raaxeysatay Valencia , Xilli Benzema Iyo JR Laahayeen Goolasha

Real Madrid ayaa guul ay u qalantay ka gaartay Valnecia oo ay uga talaabsaden afar gool iyo hal

Real waxa ay soo bandhigeen ciyaar taatiko ahaan wacan , waxa uuna Eder Militao soo bandhigay ciyaar aad u wacan

Sidaas oo ay tahay Real kubadda iyaga ayaa ku sareeyay oo mararka qaar %67 ayay gaarayeen halka Valencia uu hor istagay goolhayaha Real

JR oo laba gool dhaliya kulankaas waxa uu diray farriin ah in macalin Zidane uu dulmiĀ  jiray waxaana goolka sedexaad lahaa Benzema oo rigoore ku dhaliyay

Valencia waxaa dilay go`aan qaadasho deg deg ah xilli goolkooda uu ahaa ku celis ka dib markii rigoora laga bad baadiyay

Real qeybta labaad waliba dhamaadkii kubad deggan ayay ciyaarayene ilaa gool 4-aad oo cajiib ah uu dhaliyay Benzema daqiiqadii 88-aad waxaana ka dib lagu badalay Isco

Real waa dheereysteen hogaanka horyaalka waxa ayan haatan leeyihiin 49 dhibic

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*