Real Madrid Oo Amaah Ku Dirtay Mid Ka Mid Ah Ciyaartooyda Kooxda

Kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday in mid ka mid ah xiddigaheeda ay amaah ugu dirtay kooxda Catefa

Qoraal ay soo saareen ayay ku sheegeen in Catefe ay kala hishiiyeen in amaah ay ku siiyaan da`yarkooda Takefusa Kubo taasi ku siman illaa dhamaadka xilli ciyaareedkaan

Laacibkaas ayaa la filayay in uu sii joogo kooxdiisii Villa Real balse fursado uu ka waayay macalin Unai Emery ayaa keentay in la soo dhameeyo amaahdaas

Laacibkaas reer Japan waxa uu Villa Real u soo saftay 19 kulan dhamaan tartamada halka uu dhaliyay hal gool waxa uuna sameeyay sedex kale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*