RASMI:UEFA Oo Soo Saartay Xiddigaha U Tartami Doona Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Todobaadka Champions League.

UEFA ayaa soo saartay Liiska xiddigaha u tartami doona xiddiga ugu fiican champions League todobaadkan kadib markii la ciyaaray kulamadii xalay ee tartanka champions League.

Waxa xalay la soo afjaray kulamada 8 dhamaadka champions League iyada oo la ogaaday kooxaha isaga hor iman doona wareega Semi-final-ka tartanka champions League.

Waxa salaasadii iyo Arbacadii la ciyaaray kulamo xiiso leh oo ka tirsan kulamada lugta 2-aad ee wareega 8 dhamaadka champions League iyada oo ay xiddigo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed fiican.

Xidhiidhka kubaada cagta ee yurub UEFA ayaa soo saartay 4-ta xiddig ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican todobaadkan champions league iyaga u tartami doona abaalamrinta.

Xiddigaha Neymar, Christian Pulišić, Casemiro iyo İlkay Gündoğan ayaa ah xiddigaha u tartamaya abaalmarinta xiddiga ugu fiican todobaadka champions league.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 5 Nooc Oo Dumarka Ah Oo Ay Raggu Iska Ilaaliyaan Waliba Ayna U Soo Istaagin, Ayay Kala Yihiin?

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*