
Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Atalanta Champions League Arbacada.
Los Blancos ayaa la ciyaari doonta kooxda Atalanta kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareega 16-ka champions League xilli ciyaareedkan.
Warka xun ayaa ah in uuna Karim Benzema taam u noqon kulanka isaga oo ka maqan Liiska xiddigaha uu Zidane u soo xushay kulanka Arbacada.
Dhanka kale waxa Liiska ka maqan xiddigo badan oo muhiim u ah Real Madrid sida Ramos, Hazard iyo Carvajal kuwaas oo dhamaantood ganaax ku seegi doona kulanka.
Afsoomaliga markaad ku qeexaysaan afka ciyaarah waxaad moodaa inaad ubaahan tihiin qof ubisil ofsoomaliag lagu falanqeeyo ciyaaraha iyo hoga tusaalaha