RASMI: Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Iman Doono Barcelona

Tababaraha Kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagayo kooxda Barcelona Horyaalka La Liga.

Tababare Zidane ayaa Liiska ku soo daray kabtankiisa Sergio Ramos kaas oo dhaawac ka soo kabsaday kuna soo laabtay tababarka kooxdiisa.

Tababaraha ayaa soo xushay xiddigaha ugu muhiimsan kooxdiisa marka laga reebo xiddigihii dhaawaca kaga maqnaa ee hore.

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*