RASMI : United Oo La Wareegtay Cavani Iyo Amad Diallo, Lambarkee Ayuu Cavani Xeranayaa?

Man United ayaa ku. dhawaaqday hishiiska Amad Diallo oo ay kala soo wareegeen kooxda Atlanta waan xiddig ka ciyaara garabka middig  xilli Cavani isna uu ugu so wareegay qaab xor ah

Xiddigaan 18 sano jirka ayaa United  bartilmaameed u ahaa tan iyo sanakdii 2016-kii waana  xiddig mustaqbal weyn ku leh kubadda cagta

Laacibkaas ayaa United u imaanaya bsiah Janauray ee sanadka dambe waxaana ku baxday aduun gaaraya 40 milyan oo euro, waxaa la xusay in sababta uu bisha koowaad ee sanadka dambe u imaanayo ayaa ah dhanka  ruqsadda shaqada iyo passporka

Dhanka kale  Cavani ayaa United ugu yimid qaab xor  ah ka dib markii uu dhameystay hishiiskii PSG , waxa uu la joogayaa illaa iyo xagaaga 2022-ka halka uu xeranayo lambarka 7-aad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*