RASMI: UEFA Oo Shaacisay Xiddiga Ku Guulaystay Xiddiga Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Todobaadkii Champions League.

UEFA ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in uu xiddiga kooxda Liverpool ee Diogo Jota ku guulaystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa todobaadka tartanka champions League.

Xiddiga No.20 ayaa sii waday qaab ciyaareedkiisa cajiibka ah sii waday isaga oo dhaliyay saddexley kulankii Atalanta.

Jota ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican todobaadka champions League kadib markii uu helay codadka ugu badan.

Diogo Jota ayaa abaalmarinta ku garaacay xiddigaha Alassane Plea (Borussia Monchengladbach), Erling Haaland (Borussia Dortmund) & Youssef En-Nesyri (Sevilla).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*