
Waxa si rasmi ah u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xagaaga iyada oo kooxuhu haatan si Rasmi ah u samayn karaan saxiixayo cusub.
Xiddigaha kala duwan ayaa iyaguna haatan ku biiri Kara kooxaha ay doonayaan si ay u helaan koox cusub.
Waxa jira kooxo haatanba sameeyay saxiixayo cusub laakiin waxa si buuxda haatan u furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.
Si kasta ha ahaatee suuqan ayaa furnaan doona tan ilaa bilowga koobka kooxaha adduunka.
Suuqa Kala iibsiga ciyaartoyada ayaa furnaan doona kaliya muddo 9 maalin ah.
Be the first to comment