
Tababare Zidane ayaa shaaciyay liiska ciyaartooydiisa ee uu uga hor tagayo kulanka habeen dambe ee ay la ciyaarayaan kooxda Shakhtar ee Ukrine
Real ayaa marti loo yahay waxa uuna kulankaas ka tirsan yahay wareegga koowaad ee Group-yada Champion-ka
Liiska Zidane ee kulankaas waxaa laga waayay oo ka maqan Sergio Ramos kaasi oo looga fogeeyay sababo la xariira dhaawac jilibka ah oo ku gaaray kulankii Cadis
Hoos Ka Eeg Liiska Zidane ee kulankaas