RASMI : Ronald Koeman Oo Ganaax Lagu Riday , Maxaa Laga Yiri Racfaankii De Jong Laga Qaatay

Ganaax ayaa lagu riday macalinka Barcelona ee Koeman ka dibd dhacdadii kulankii xalay ee Cadez

Kulankaas ayaa la eriyay macalinka ka dib dood joogto ah ee uu la galay garsoorka waxa uuna kulankaas ku dhamaaday bar bar dhac bilaa goolal ah

Waxa ay gudiga anshaxa ee ururka kubadda cagta Spain ganaaxeen macalinkaas laba kulan

Sidaa darteed macalinka ma soo fariisan doono kursiga badelka ee kulamada Levante iyo Atletico Madrid ee La Ligaha

Sidoo kale waxaa ganafka lagu dhuftay racfaankii Barcelona ka qaateen kaarkii casaa ee De Jong lagu siiyay kulankii Cadez

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*