RASMI: Real Madrid Oo Xaqiijisay In Xanuunka Korona Laga Helay Zinedine Zidane.

Kooxda Real Madrid Ayaa xaqiijisay in tababareheeda kooxda 1-aad ee Zinedine Zidane laga helay xanuunka Korona.

Kooxda ayaa maanta qaadatay tababarka ay isugu diyaarinayso kulanka Deportivo Alaves ee horyaalka La Liga ee todobaadkan.

Kooxda Los Blancos ayaa warbixin ku xaqiijisay”Waxa aan xaqiijinaynaa in tababareheena Zidane laga helay xanuunka Korona”.

Sidaas darteed Zidane ayaa seegi doona kulanka Sabtida ee ay kooxdiisu la ciyaari doonto Deportivo Alaves Kana tirsan horyaalka La Liga.

Zidane ayuu cadaadi culus ku saaran yahay dhanka natiijooyinka kooxda kadib todobaad adag oo ay soo qaadatay kana hadhay laba koob.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 5 Arin Ay Raggu Ka Doonaan Gabdhaha Kadib Guurka, Gabadheey Ku Dadaal Arimahan, Waa Muhiim.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*