RASMI: Real Madrid Oo Ogaatay Kooxda Ay La Ciyaari Doonaan Final-ka Spanish Super Cup-ka

Kooxaha Real Madrid iyo Athletic Bilbao ayaa isaga hor iman doona Final-ka tartanka Supercopa final.

Real Madrid ayaa iska xaadirisay Final-ka Supercopa final kadib markii ay garaaceen kooxda Barcelona tartanka ka socda Dalka Sucuudiga

Kooxda Athletic Bilbao Ayaa dhankeeda garaacday Atletico Madrid kulan ay ku badisay 2/1 ah kulankii Semi-final-ka tartanka.

Sidaas darteed labada kooxood ee Real Madrid iyo Athletic Bilbao ayaa isaga hor iman doona kulanka Final-ka ee Spanish Super Cup-ka sanadkan.

Kulanka ayaa soo gali dona Axada kuna beegan 16 bishan haatan lagu jiro waxana uu kulanku soo gali doonaa 9:30 fiidnimo ee wakhtiga Somaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*