RASMI: Quique Setién Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Osassuna Horyaalka La Liga.

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Quique Setién ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Osassuna kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Waxa Liiska ku soo laabtay xiddiga khadka dhexe ee Frankie De Jong kaas oo ka soo kabsaday dhaawacyo uu kooxdiisa kaga maqnaa kadib markii uu seegay.

Xiddigaha Ansu Fati, Riqui Puig, Umtiti & Griezmann ayaa ka maqan Liiska Ka maqan iyada oo xiddiga Fati ganaax ku maqan yahay kadib kaadhkii casaa ee loo taagay.

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*