
Tababaraha Kooxda Barcelona ee Quique Setien ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Espanyol habeenka Arbacada iyada oo uuna tababaruhu awood u yeelan in uu dib u soo dhaweeyo xiddigihii dhaawaca uga maqnaa.
Xiddigaha Junior Firpo, Samuel Umtiti, Frenkie de Jong & Ousmane Dembele ayaa dhamaantood dhaawac ku seegaya kulanka kadib markii uu tababaruhu soo saaray Liiska 23-ka xiddig.
Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska:
Goolhayayaasha : Marc-Andre ter Stegen, Neto, Inaki Pena.
Daafaca: Nelson Semedo, Gerard Pique, Clement Lenglet, Jordi Alba, Ronald Araujo, Dani Morer, Jorge Cuenca.
Khadka dhexe: Ivan Rakitic, Sergio Busquets, Arthur Melo, Sergi Roberto, Arturo Vidal, Riqui Puig, Alex Collado, Monchu.
Weerarka: Luis Suarez, Lionel Messi, Antoine Griezmann, Martin Braithwaite, Ansu Fati.
Be the first to comment