RASMI: Premier League Oo Shaaciyay Taariikhda Kulamada Xilli Ciyaareedka Cusub.

Maamulka Horyaalka Premier League ayaa si Rasmi ah u shaaciyay in todobaadka ugu horeeya ee xilli ciyaareedka premier League ee 2020/2021 la ciyaari doona 12 bisha September.

Qaybta hore ee xilli ciyaareedka horyaalka premier League ayaa dhamaan doonta 16 bisha January sanadka 2021 halka todobaadka ugu dambeeya ee 38-aad ee xilli ciyaareedka dambe la ciyaari doono 23 bisha May sanadka 2021.

Waxa xusid mudan in ay Kooxda Liverpool xilli ciyaareedkii dhamaaday ku guulaystay horyaalka iyaga oo 99 dhibcood ku qaaday tartanka.

Todobaadka 1: Sabti 12 September

Todobaadka 2: Sabti 19 September

Todobaadka 3: Sabti 26 September

Todobaadka 4: Sabti 3 October

Todobaadka 5: Sabti 17 October

Todobaadka 6: Sabti 24 October

Todobaadka 7: Sabti, October 31

Todobaadka 8: Sabti 7 November

Todobaadka 9: Sabti November 21

Todobaadka 10: Sabti 28 November

Todobaadka 11: Sabti 5 December

Todobaadka 12: Sabti 12 December

Todobaadka 13: Arbaca, December

Todobaadka 14: Sabti 19 December

Todobaadka 15: Sabti 26 December

Match 16: Monday 28 December

Todobaadka 17: Sabti, January 2

Todobaadka 18 Arbaca, January 13th

Todobaadka 19: Sabti 16 January

Todobaadka 18 Arbaca 20 January

Todobaadka 20: Sabti 23 January

Todobaadka 21: Sabti 30 January

Todobaadka 22: Arbaca 3 February

Todobaadka 23: Sabti 6 February

Todobaadka 24: Sabti 13 February

Todobaadka 25: Sabti 20 February

Todobaadka 26: Sabti 27 February

Todobaadka 27: Sabti 6 March

Todobaadka 28: Sabti 13 March

Todobaadka 29: Sabti 20 March

Todobaadka 30: Sabti 3 April

Todobaadka 31: Sabti 10 April

Todobaadka 32: Sabti 17 April

Todobaadka 33: Sabti 24 April

Todobaadka 34: Sabti 1 May

Todobaadka 35: Sabti 8 May

Todobaadka 36: Arbaca 12 May

Todobaadka 37: Sabti 15 May

Todobaadka 38: Sunday 23 May

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*