
Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah u soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Amado Diallo kaas oo kooxda kaga soo biiray Atalanta Suuqa January.
Xiddiga 18 jirka ah ayaa kooxda Man United ugu soo biiray lacag dhan 37 milyan oo euro ah waxana uu noqday saxiixii ugu horeeyay ee United.
Kooxda Man United ayaa maanta si Rasmi ah u soo bandhigtay saxiixa kadib markii uu ku baasay tijaabada caafimaadka.
Amad ayaa markii ugu horaysay ugu soo muuqday maaliyada kooxda Man United tan ilaa markii uu si Rasmi ah ugu biiray kooxda.
Halkan Hoose Kaga Bogo Sawirada Amad oo maaliyada United ka soo muuqday:
Be the first to comment