RASMI : Man City Oo Daafac Cajiib Ah La Soo Wareegtay Xilli Otamendi Uu Ku Biiray Benfica

Kooxda Man City ayaa shaaca ka qaaday in ay la soo wareegeen xiddigii kooxda Benfica ee Rúben Dias .

Man City ma aysan shaacin qiimaha hsihiiskaas uga baxday  inkastoo Benfica horay u shaaciyeen in qiimaha laacibka uu gaarayo 68 milyan oo euro

Wiilkaas reer Portigal ayaa saxiixay hishiis gaaraya ilaa 6 snao ah waxa uuna xernayaa lambarka sedexaad ee kooxdaas

‘Hishiskaas ayaa noqoanaya kii sedexaad ee xagaagaan ee ay Man City samaeyso ka dib Ferran Torres iyo Ake

Dhanka kale daacii City ee Otamendi ayaa hishiis sedex sano ah waxa uu ugu wareegay kooxdaas reer Porugal ee Benfica.

 

Laacib.net

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*