
Waxa si Rasmi ah loo ogaaday kooxaha premier League ee sida Rasmiga ah ugu soo baxay champions League xilli ciyaareedka cusub.
Lix kooxood oo Premier League ah ayaa u soo baxay champions League xilli ciyaareedka oo ocda.
5 Ka mid ah kooxahaas waxa ay champions League ugu soo bexeen kaalmaha ay kaga dhamaysteen horyaalka premier League.
Kooxda 6-aad ayaa ugu soo baxday champions League kadib markii ay ku guulaystay Europa League xilli ciyaareedkan.
Halkan Kaga Bogo kooxaha u soo baxay champions League premier League.
- Liverpool
- Arsenal
- Man City
- Chelsea
- Newcastle
- Tottenham.
Be the first to comment