RASMI: Koobka Qarmada Qaarada Africa Oo Dib Loo Dhigay.

Waxa si Rasmi ah loo xaqiijiyay in dib loo dhigay tartanka Koobka Qaramada qaarada Africa ee Cameroon 2021 kaas oo dhici lahaa bilowga sanadka cusub ee 2021.

Tartanka oo sanadka dambe biloegiisa lagu qaban lahaa Cameroon 2021 laakiin waxa si Rasmi ah dib loogu dhigay muddo sanad ah sabab la xidhiidha xanuunka Korona.

Tartanka ayaa haatan la qaban doonaa sanadka 2022 taas oo la macno ah in la qaban doono sanadka la ciyaari doono koobka adduunka laakiin Koobka Africa ayaa la ciyaari doonaa bilowga sanadka 2022.

Koobka qaarada Africa ayaan ahayn tartanka kaliya ee dib loo dhigay sabab la xidiidha xanuunka Korona laakiin waxa dib loo dhigay Tartano badan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*