RASMI: Isk Aadka Quarter-Final-ka Copa Del Rey-ga & Barcelona Oo Ogaatay Kooxda Ay La Ciyaari Doonto

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 8 dhamaadka ama quarter-final-ka tartanka Copa Del Rey-ga xilli ciyaareedkan.

Tartanka ayaya isugu soo hadheen 8 kooxood oo kaliya kuwaas oo ku dagaalami doona tartanka inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Kooxda Barcelona ayaa isha ku haysa in ay ku guulaysato tartanka kadib markii ay kaligeed ku soo hadhay 3-da kooxood ee ugu waaweyn Spain.

kulamada 8 dhamaadka Copa Del Rey-ga ayaa la ciyaari doonaa todobaadka dambe xilli la doonayo in horay loo dhameeyo tartanka.

Hadaba isku aadka halkan kaag bogo:

Granada vs Barcelona

Real Betis vs Athletic Club

Levante vs Villarreal

Almería vs Sevilla

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*