
Gerard Pique ayaa xalay kaarka casaanka tooska ku qaatay kulankii kooxdiisa ay la ciyaareen Ferencvaros ee wareegga koowaad ee Group-yada Champion-ka
Garsoorihii hayay kulankaas ayaa daafacaas Barcelona u taagay kaarka cas daqiiqadii 68-aad iyadoo laga dhigay rigoore ay halka gool ee kulankaas ay ku dhaliyeen kooxdaas Ferencvaros
Sidaas darteed , Gerard Pique waxa uu seegyaa kulanka todobaadka dambe ay la ciyaarayaan Juventus ee wareegga 2-aad ee Champion-ka
Hoos ka daawo dhacadadii uu kaarka casaanka ku qaatay Gerard Pique