RASMI: Frank Lampard Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Man United.

Tababaraha Kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa soo saaray Liiska xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono kooxda Man United kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Kooxda Frank Lampard ayaa caawa la ciyaari doonta kooxda Man United kulan adag oo ka dhici doona garoonka Old Trafford kana tirsan horyaalka Premier League.

Frank Lampard ayaa kulankan shaxdiisa ku wada bilaabi kara dhamaan xiddigaha kooxda ku soo biiray suuqii xagaaga marka loo eego in dhamaan la arkay iyaga oo kooxda ula soo safraya.

Tababare Frank Lampard ayaa soo xushay Liiska xiddigaha iyada oo ay ayna xiddigo badan dhaawac kaga maqnayn.

Hadaba  Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha uu Lampard u soo xushay kulanka:

Werner, Giroud, Kante, Abraham, James, Ziyech, Mount, Mendy, Chilwell, Zouma, Havertz, Emerson, Thiago Silva, Rudiger, Pulisic, Kovacic, Caballero, Azpilicueta, Jorginho.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*