RASMI: Dowlada Spain Oo Xaqiijisay Wakhtiga Uu Horyaalka La Liga Dib U Bilaaban Doono.

Raiisel wasaaraha Spain Pedro Sanchez ayaa kooxaha La Liga Ogolaansho U Siiyay in ay dib u bilowdaan Ciyaarista Horyaalka Laga bilaabo todobaadka 8 bisha June ee soo socota.

Madaxweynaha La Liga ee Javier Tebas ayaa doonayay in dib loo bilaabo horyaalka La Liga 12 bisha June waliba lagu bilaabo kulanka Derby-ga ee Sevilla iyo Real Betis laakiin waxa uu sugayay in ay dowladu ogolaansho u siiso.

“Spain waxa ay samaysay wixii ay samayn lahayd haatana waxa furmi doona waji cusub oo qof walba ah”ayuu Sanchez yidhi.

“Waxa la gaadhay wakhtigii dib loogu soo celin lahaa dhaq-dhaqaaqa maalinlaha ah”.

“La Liga waxa uu dib u bilaabmi doonaa 8 bisha June”

Advertisements

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*