RAMSI: Zidane Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono Celta Vigo.

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidnae ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor iman doono kooxda Celta Vigo kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Waxa Liiska ka maqan xiddiga Sergio Ramos kaas oo kulanka ku seegi doona xanuun Caloosha ah oo uu dareemay xilli uu tababarka ku jiray.

Dhanka kale Zidane ayaa haysta koox buuxda oo uu ka soo xulan karo iyada oo uu Hazard ka soo muuqday Liiska xiddigaha uu Zidane soo xushay.

Halkan Hoose Kago Liiska Xiddigaha Uu Zidane u soo xushay kulanka:

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*