Raheem Sterling Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Seego Kulanka Belgium-ka , Sidee Wax U Jiraan?

Wargeyska Daily Telegraph ayaa soo xiganeysa in ay jirto cabsi ah in Raheem Sterling  uu ku dhaawacmay tababarka qaranka Ingirisika ka hor kulanka ay caawa la ciyaarayaan Belgium

Labadaas qaran ayaa wada ciyaaraya kulan ka tirsan wareegga shanaad ee tartanka qaramada yurub .

Wargeyskaas aya qoraya in Raheem oo shalay saaxibadiisa tababarka loogu diyaar garoobayo kulankaas la sameeyay uu ka sheegtay xoogaa xanuun ka fogeyn karta kulankaas Belgium-ka.

Baaritaano saaka lagu sameyn doono haddii ay abuuraan wax wel wel ah waxaa badalka laacibkaas booskiisa buuxinaya xiddiga Aston Villa ee Jack Greelish.

Haddii baaritaanada muujiyaan in laacibka uu dhaawacan yahay waxa ay tani dharbaaxo ku tahay kooxdiisa Man City kuwaasi oo haatan weeraryahankooda Agueoro uu ku dhaawacan yahay .

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*