Tababare Rafael Benítez Oo Ku Soo Laabanaya Horyaalka Ingiriiska , Koox Ayaa Hishiis La Gaartay

Daily Mail ayaa sheegeysa in macalinkii hore Liverpool uu laylinayo xilli ciyaareedka bilaabanaya kooxda Everton

Maamulka Evertn ayaa baadi goobeysa badelka Ancelotti kaasi oo dhawaan uga wareegay Real Madrid ka dib markii Zidane uu ka tagay kooxdaas.

Wargeyskaas ayaa sheegaya in Rafael Benítez uu yahay macalinka cusub ee kooxdaas Everton  , waxaana la xaqiijiyay in kaliya harsan tahay in lagu dhawaaqo ka dib hishiis ay gaareen

Warka waxa uu intaas ku darayaa in Rafael Benítez uu saxiixayo hishiis gaaraya sedex sano ah,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*