Qiimeyn: -6-Arin Oo U Sabab Ah Haddii Xilka Laga Qaado Tababare Ole Gunner!

Warar is bur-burinaya ayaa ka soo baxaya xaaladda tababare Ole Gunner ka dib guuldaradii xalay ee Champion-ka waxa ayna ilo wareedyo kala duwan sheegayaan in United ka fikirayaan in ay  ka taqalusaan macalinkaas

Tababrihii hore kooxda Tottenham ee Mauricio  ayaa ugu cad tababarayaasha lala xariirinayo  shaqada United

Hadaba haddii ay dhacdo in tababare Ole Gunner xilka laga qaado maxaa u sabab noqon kara arintaas ?

Ugu horeyn :  in uusan si wacan u daraaseyn kooxda uu ka hor tagayo si wacanna isuguma diyaariyo kulanka ,  Habka daafac ee kooxda oo liita , habka cadaadiska ay u sameeyaan oo ah mid isku dhex yaacsan , in uu ku hor kufay kooxda ugu yar Groop-kooda Champion-ka

Sidoo kale waxaa ka mid ah dhibka haysta Ole ee keeni kaar in xilka laga qaado in ay ka maqan maqan tahay in u si sax  ah uu u dajiyo qorshaha weerar ee kooxda,  badallo aan laheyn aragti fog .

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*