Premier League Oo Soo Saaray liiska Xiddigaha U Tartamaya Abaalmarinta Xiddiga Bisha.

Premier League ayaa soo saaray Liiska xiddigaha u tartami doona xiddiga ugu fiican Bisha.

Lix ciyaaryahan oo ka kala socda shan kooxood ayaa u tartamaya inay hantaan abaalmarinta shaqsiga ah ee bishan, taasoo la siin doono ku guulaysta cusub maadaama mid ka mid ah musharaxiinta uusan weli helin abaalmarinta xilli ciyaareedkan.

Xiddigaha ayaa ka mid ahaa kuwii ugu fiicnaa premier League Bisha March isla markaas si weyn u caawiyay kooxohooda intii y socotay Bisha.

Halkan Kaga bogo xiddigaha u tartamaya abaalmarinta xiddiga ugu fiican:

Jean-Ricner Bellegarde (Wolverhampton Wanderers)

Anthony Elanga (Nottingham Forest)

Bruno Fernandes (Manchester United)

Nikola Milenkovic (Nottingham Forest)

Declan Rice (Arsenal)

Jan Paul van Hecke (Brighton & Hove Albion)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga