Portugal Vs Ghana : Wiilasha Africa Mar Kale Wacdaro Ma Dhigi Doonaan?

Kulan ayuu noqonayaa midkaan dhex marayaa Ghana iyo Portugal kuwaasi oo horay kaliya hal jeer isu arkay

Xogta Kulanka

*Xulalka Portugal iyo Ghana ayaa isku arkay kaliya wareega group-yada ee koobka aduunka 2014. Portugal ayaa 2-1 ku badisay, waxaana u dhaliyay Cristiano Ronaldo.

*Portugal ayaan wax guul ah gaarin saddexdii kulan ee ugu dambeeyay ee furitaanka koobka adduunka (D2 L1).

Ghana ayaa markii 4-aad ka soo muuqan doonta Koobka Adduunka ee FIFA, mid kasta oo ka mid ah kuwan waxa uu yimid qarnigii 21-aad. Waxa ay ku guuldareysteen in ay ka gudbaan heerka group-yada hal mar oo kaliya ka hor, inkastoo tani ay aheyd ka qeyb galkoodii ugu dambeeyay ee 2014.

*Ghana waxa ay gaartay sideed dhamaadka FIFA World 2010, taasoo ah markii ugu fiicneyd qaran Afrikaan ah tartankaan meel wacan ka gaaro  iyadoo Cameroon iyo Senagal ay  ku wehliyaan 1990/ 2002.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*