Pogba Oo Qaatay Go`aan Cusub Ee La Xariira Mustaqbalkiisa , Maxaa Soo Kordhay?

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay sheegaya in Pogba uu si weyn ugu fikaryo in uu dhameysyto hishiisiisa United ka dibna uu uga hulelo qaab xor ah xilli mdikiisa haatan uu dhacayo xagaaga 2022-ka

Mustaqbalka Pogba ee United ayaa calaamad su`aal ay dul saaran tahay in muddo ah waxaana marar badan lala xariiriyay in uu baxayo

Juventus iyo Real Madrid ayaa ah  labada koox ee sida weyn u doonaya saxiixa 27 sano jirkaas , mana qarin Pogba riyadiisa ah in uu mar uun uu u ciyaaro Real Madrid .

Sida wargeyska Athletic uu qorayo,wiilkaas reer France ayaa si weyn uga fikiraya in uu dhameysto hishiikiisa halka dood uu la gali lahaa  United

Arintaan ayaa  imaaneysa xill United la xusay  dhankooda ay fikirayaan in Pogba ay iibiyaan xagaaga  halka qaab xor ah uu uga tagi lahaa midka 2022-ka

Pogba kaliya hal goool ayuu dhaliyay ka dib 11 kulan oo uu xilli ciyaareedkaan Man United la soo muuqday

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*