Pep Oo Xaqiiyay In Bernado Silva Uu Doonayo In Uu Baxo , Yaa Ku Wehliya

Tababaraha  kooxda Man City ee Pep ayaa xaqiijiyay in xiddigiisa Bernado Silva uu doonayo in uu kooxda ka huleelo

Waxaa kale oo uu  intaas ku daray in ay jiraan sedex laacib kale oo iyana in ay baxaan doonaya inkastoo uusan seegin magacyadooda.

” Silva waa xiddigeena balse kaligiis ma aha illaa sedex ciyaartooy kale ayaa dooneysa in ay baxaan”ayuu yiri macalin Pep

“Haatan tababarka caadi ayay u wataan,marka wakiiladooda yimaadaan ayaan ka hadleynaa xaaladooda , albaabka waa u furan yahay xiddig waliba oo aan kooxda ku qanacsaneyn”.

Sii Akhriso: Kulanka Sariirta: Cuntooyinka Kor U Qaada Rabitaanka Ragga & Dumarka Ee Kulanka Sariirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*