Ole Gunner Oo Shaaciyay Mudada Uu Eric Bailly Ka Maqnaanayo Garoomada

Tababaraha kooxda Man United ee Eric Bertrand Bailly ayaa shaaca ka qaaday mudada uu Eric Bertrand Bailly uu ka maqnaanayo garoomada

Laacibkaas ayaa ka sheeganaya dhaawac muruqa ah oo todobaadkii hore ku gaaray qarankiisa Ivory Coast

Dhawacaas waxa uu Eric Bertrand Bailly ku seegay kulankii horyaalka ee Newcastle iyo midkii xalay ee Champion-ka xilligaas oo ay kooxdiisa ku badisay 2/1

Macalinka Ole Gunner ayaa ka sheegay wargeyska The Sun in Eric Bertrand Bailly uu kla sheeganayo dhaawac xooggan oo muruqa ah sidaa darteed ay muddo weyn doonaan

Waxa Ole Gunner intaas sii raaciyay in Eric Bertrand Bailly ay weyn doonaan muddo u dhaxeysa 3 illaa iyo afar todobaad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*