Muxuu Tababaraha Germany Ee Hansi Flick Ka Yidhi Guuldaradii Xulkiisa Ka Soo Gaadhay Japan.

Tababaraha xulka qaranka Germany ee Hansi Flick ayaa ka hadlay guuldaradii 2/1 ahayd ee ka soo gaadhay xulka Germany kulan ka tirsanaa koobka adduunka.

Xulka Germany ayaa guuldaro kala kulmay Japan inkasta oo ay ku hor mareen goolka 1-aad ee ciyaarta qaybtii dambe ee ciyaarta.

Hansi Flick oo ciyaarta kadib la hadlaya saxaafada ayaa yidhi”Waa arin aad looga niyad jab guuldaradan”.

“Waxa aan 78% haysanay kubada, qaybtii hore waxa aan helnay fursado fiican sidoo kale qaybtii dambe laakiin kamaanu faa’iidaysan”.

“Japan waxa ay nooga badisay dhamaystirka ay dhamaystireen fursadihii ay heleen’

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*