
Xiddiga Benjamin Sesko ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan ku biirista Man United.
Kooxda Man United ayaa maanta si Rasmi ay u shaacisay in ay dhamayatirtay saxiixa xiddiya.
Benjamin Šeško: “Taariikhda Man United waa mid aad u weyn, waa wax aan caadi ahayn, laakiin qaybta aan doorbido, waxa runtii waa mustaqbalka”.
“Markaad yar tahay, waxaad ku riyootaa wax weyn, waxaad qiyaasi kartaa waqtiyo, garoomo, iyo funaanado aad rajaynayso inaad malin uun xidhato”.
“Maanta, waxaan galay riyadaas, waxaan ku faanayaa inaan ku biiray Man United”.
Be the first to comment