Mohamed Salah Oo Hogaaminaya Shaxda Ugu Qaalisan Premier League

5 ciyaartoy oo ka tirsan Man City ayaa lagu soo daray shaxda ugu qaalisan Premier League, sida laga soo xigtay Transfermarkt.

Ruben Dias, Kevin de Bruyne, Phil Foden, Rodri, iyo Jack Grealish ayaa dhamaantood lagu soo daray kooxda.

Mohamed Salah, Trent Alexander-Arnold, Alisson iyo Andy Robertson ayaa ka mid ah 4-ta ciyaartoy ee Liverpool sidoo kale lagu daray.

Harry Kane (Tottenham Hotspur) iyo Raphael Varane (Man United) ayaa kooxda dhammaystiray.

Sii Akhriso: Gabadheey, Ma Jirtaa Nin Kuugu Yeedhay Kalmada “Macaan”, Ma Is Waydiinaysaa Sababta & Waxa Uu Uga Jeedo, Halkan Kaga Bogo Warbixinta Cajiibka Ah.

blog_image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*