Mohamed Salah Oo Doortay Goolkiisa Uu Ugu Jecel Yahay Goolasha Uu Ka Dhaliyay Horyaalka Ingiriiska.

Garabka Liverpool ee Mohamed Salah ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay in  loo caleemo saaro xiddigii ugu wanaagsanaa kooxdiisa ee bishii August

Salah ayaa abaal marintaas kaga sara maray xiddiga kooxdiida ee Harvey Elliott iyo  Konstantinos Tsimikas, waxa uuna Salah bishaas dhaliyay laba gool halka laba kalana uu sameeyay

Mar la weydiiyay in uu doorto goolkiisa  uu fiicnaa ee uu Liverpool u dhaliyo waxa uu Salah yiri ” waa ay adag tahay waxaa jiro goolal wacan ee aan dhaliyay”

” Balse golkeygii aan Chelsea ka dhaliyay laba xilli ciyaareed ka hor ayaa ah kan aan ugu jeclahay”

Dhan kale waxa uu intaas sii raaciyay Salah” aad ayaan maqsuud ugu ahay in aan gaaray gooleygii 100-aad ee Liveprool ,waxaan rajeynayaa in aan wadadaas ku sii socdo”.

Sii Akhriso: Waa maxay heerka ugu sarreeya ee jacaylka?

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*