Miyuu Odegaard Dhaawac ku Seegayaa Kulanka PSG? Isaga Ayaa Ka Jawaabay.

Martin Odegaard ayaa qaboojiyay cabsi laga qabay inuu seego kulanka lugta labaad ee semi-finalka Champions League ee Arsenal sababo la xiriira dhaawac.

Odegaard ayaa jug ka soo gaaray cagtiisa dhamaadkii guuldaradii 2-1 ee Arsenal ka soo gaartay Bournemouth sabtidii.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa xanuun dareemay, laakiin wuxuu awooday inuu dhammeeyo ciyaarta, waxaana uu rajeynayaa inuu taam u noqdo kulanka Arbacada ee Paris.

“Haa, waxaan filayaa inay caadi tahay,” ayuu yidhi.

“Waxa ay ahayd kaliya jug markaa way yara xanuuntay, laakiin way fiican tahay.”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga