Miyuu Marc-Andre ter Stegen Ciyaari Doonaa Kulanka Alaves? Talaabo Uu Ronald Koeman Qaaday Ayaa Muujinaysa.

Goolhayaha Kooxda Barcelona ee Marc-Andre ter Stegen ayaa seegi doona kulanka ay kooxda Barcelona la ciyaari doonto kooxda Alaves kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Tababare Ronald Koeman ayaa Goolhaye Marc-Andre ter Stegen ka reebay Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Alaves kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Goolhayaha reer Germany ayaa ku soo laabtay tababarka buuxa khamiistii laakiin aan taam buuxa u noqon in uu ku soo boxo kooxda 1-aad kadib qaliin jilibka lagu sameeyay.

Sidaas darteed Ronald Koeman ayaa Goolhaye Marc-Andre ter Stegen ka saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda Alaves kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*