Tababaraha Bayer Leverkusen Xabi Alonso ayaa shaaciyay in uu sii joogi doono Bayer Leverkusen wixii xilli ciyaareedkan ka dambeeya. Alonso ayaa si weyn loola xidhiidhinayay kooxaha Bayern Munich Iyo Liverpool kuwaas oo doonaya in ay
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli