Mbappe, Pogba, Suarez, Pedri & Shaxda Laga Sameeyay Xiddigaha Xorta Ah Dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa kaliya xidhmay muddo bil ah wax dhaafsan, laakiin kooxaha ayaa haatanba qorshayanay saxiixyo cusub gaar ahaan xiddigo lagu heli karo qaab xor ah.

Sanadihii ugu dambeeyay sabab la xidhiidha dhaqaale xumada uu sameeyay xanuunka Korona waxa si weyn loo xiiseeyaa saxiixyada xorta ah.

Waxa la filayaa in ay xiddig badan xor noqon doonaan marka uu dhoco heshiiska kooxohooda ilaa haatan waxana ku jira xiddigo badan oo magac ku leh qaarada yurub.

Xiddigaha Kylain Mbappe, Paul Pogba, Pedri iyo Suarez ayaa ka mid ah xiddigaha uu heshiiskoodu dhici doono dhamaadka xili ciyaareedkan waliba lagu heli karo qaabka xort ah.

Mirror Football's best free agent XI for next summer

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*