Maxuu Tababare Pep Ka Yiri In Zidane Uusan Xalay Ciyaarsiin Vinicius Junior?

Tababaraha Man City ee Pep ayaa ka wax laga weydiiyay maqnaashihii Vinicius Junior ee kulankii xalay ay ee Real Madrid

Labadaas koox ayaa ku kulmay qalcadda Etihad waxa ayna Man City ku badiyeen 2/1 oo ay isaga xaadiriyeen wareegga 8-da Champion-ka

Vinicius Junior ayaan kulankaas safan waxa uuna ciyaarta ka daawanayay keydka xilli dad badan ay ku dhaliileen Zidane in uusan safin laacibkaas

Pep ayaa wax laga weydiiyay sida uu arkay in Zidane uusan safin Vinicius Junior waxa uuna yiri” ma aqaan”.

” Kama hadli karo arimaha noocaas oo kale”

Intaas kuma joojin Pep waxa uu yiri” waxaan hubaa in tababare Zidane uu doortay kooxdiisa waxii u fiicnaa , Vinicius Junior -na waxa uu ka mid yahay doorashooyinkii uu haystay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*