Maxaa U Sabab Ah In Barcelona Ku Guuleysan Saxiixa Depay?

Wargeyska Mundo Deportivo ayaa daboolka ka qaadeysa in weeraryahanka Lyon ee Depay uusan hishiis u saxiixi doonin Barcelona waxa ayna sababta tahay in Dembele uu diiday in uu u wareego Man United oo aad u dooneysa

Inkastoo Barcelona hishiiska shaqsiyadeed ay la gaareen Depay hadana ma suura galin waxaana u sabab ah iyaga oo aan weli ka taqalusin Dembele .

Warku waxa uu intaas ku darayaa in  tababaraha Barcelona u ka aar gudan doono Dembele waxa ayna taasi micnaheedu yahay in uusan ku tiirsanaan doonin xilli ciyaareedkaan .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*