Mansha Allah: Qaabkii Uu Antonio Rudiger Uga Fal Celiyay Goolkii Uu U Dhaliyay Real Madrid.

Daafaca Kooxda Real Madrid ee Antonio Rüdiger Ayaa goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxda Real Madrid kulankii ay Los Blancos garaacday kooxda Mallorca.

Xiddiga reer Germnay oo qaab xor ah ugu so biiray Real Madrid xagaagii ayaa Furtay akoonkiisa goolsah Real Madrid.

Xiddiga daafaca ka ciyaara oo ah xiddig Muslim ah ayaa ciyaarta kadib baraha bulshada kaga fal celiyay goolkii uu u dhaliyay Los Blancos.

Antonio Rüdiger ayaa bogiisa baraha bulshada illahay ugu mahad celiyay kadib markii uu dhaliyay goolkisiii ugu horeeyay ee Real Madrid.

Xiddiga Antonio Rüdiger ayaa bogiisa Instagram-ka ku soo qoray “Alxamdulilah” isaga oo sii raaciyay calaamad muuinaysa laba gacmood iyo waliba Love”

Image