Hordhac: Man United Vs West Brom : Kooxda Martida Oo Rikoor Ku Dhigi Karta Old Trafford

Man United waxaa la filayaa in kulankaan uu diyaar buuxda u ahaado xiddigooda Rashford kaasi oo ka soo kacay dhaawac garabka ah

Alex Telles waa suura gal in uu diyaar ahaado kulankaan balse Lindelof oo jug dhabarka ah iyo Greenwood oo xanuunsanayay dhawaanahaan waxaa la gilinayaa shaki

Kulanka: Man United Vs West Brom

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 11:00

Garoonka: Old Trafford

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

* Haddii United kulankaan guuldareystaa waxa ay noqoneysaa markii ugu horeeysay oo laba kulan is xiga oo horyaalka ah ay ku hor kufaan West Brom tan iyo December sanadkii 1980-dii

*West Brom waa ay badiyeen sedex kulan oo qeyb ka ah 5 kulan oo hore oo horyaalka ah ee ay Old Tarafford ku ciyaareen

* United waa ay badiyeen dhamaan sedexdii kulan ee horyaalka ee banaanka garoonkooda ku soo ciyaareen xilli ciyaareedkaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*