Man United Vs Man City & Wakhtiga La Ciyaari Doono Kulamada Semi-finalka Carabao Cup-ka.

Waxa la sameeyay isku aadka Semi-finalka tartanka Carabao Cup-ka iyada oo ay iska hor yimaadeen labada kooxood ee reer Manachester.

Semi-finalka ayay ka soo bexeen kulamo adag iyada oo labada kooxood ee reer Manchester Midkood Gaadhi doonaan Finalka tartanka xilli ciyaareedkan.

Dhanka kale kooxda Tottenham ayaa ku aaday kooxda yar ee Brentford kuwaas oo ugu cad-cad in ay final-ka gaadhaan tartanka xilli ciyaareedka.

Kulamada Semi-finalka ayaa la ciyaari doonaa 4 bisha January ee sanadka cusub ee 2021 iyada oo la ogaan doono kooxaha Final-ka iska xaadiriyay.

Kadib Final-ka ayaa la ciyaari doonaa 25 bisha April ee sanadka 2021 iyada oo dib loogu dhigay si ay taageerayaashu uga soo qayb galaan.

Image

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*